Aqoon yahay Dr Awol oo u dhshay qoomiyada Oromada wax na ka dhiga Jaamacad ku taala dalka Maraykanka ayaa waxaa laga waraystay dagaalada dhawaan gumaysigu ka dhex hurinaayo Qoomidaha Somalida iyo Oromada, wuxuu aqoon yahan Dr Awol si fiican u shar xayaa in dadka oromada iyo Somalida gumaysigu isku diraayo ee ay yihiin dad walaalo ah oo daris ah.

Hoos ka daawo.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay