Waxaa dhawaan safar ku tagay raisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali khayre shirki Qaramada Midoobay ee ka dhacayay wadanka Mararaykanka raisal wasaaraha ayaa rabay inuu shir u qabto qaarkamida dadwaynaha somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Maraykanka khayre ayaa wuxuu kamid ahaa shaqsiyaadkii sida khayaanada qaran cadaw ugu gacan galiyay Mudane Abdikariim sheekh Muuse oo ahaa muwaadin somaliyeed Cadawga Itoobiya.

Hadaba dadwayne Soomaaliyeed  oo ka cadhaysan dhiibistii qalbi dhagax ayaa waxay kala hor tageen qalalaaso iyo erayao bahdil asaga oo goobta dhexdeeda uu shirka ka dhacaayay lagu dhawaaqayay.

Shirka ayaa wuxuu kusoo dhamaaday fashil bahdil uu kala kulmay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Maraykanka magaalada Virginia

Hoos ka daawo Muuqaalada.

ONA.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay