Waxaa maanta isugu soo baxay meelo badan dadwayne badan oo kamida dadka Oromada kuwaasi oo xusayay xaflad dhaqameed ay sanadkiiba mar xusaan.

Xaflada ayaa waxaa isu badashay meelo badan oo kamida gobolka Oromada Mudaaharaad iyo qalalaaso waxaana isugu soo baxay dhalinyarada Qeeroo oo diidan gumaysiga TPLF waxayna socod ku mareen wadooyinka waa wayn.

Hoos ka muuqaalada.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay