Waxaa la ogaysiinayaa dhamaanba shacab waynaha soomaaliyeed iyo shacabka Soomaalida Ogaadeniya ee gumaysi la dirirka ah in shir muhiima lagu qaban doono wadanka germalka waxaana looga hadli doonaa qodobo muhiima.

Shirka ayaa wuxuu ka dhici doonaa magaalada Offenbach ee wadanka Germalka Wixii faah faahina hoos ka fiiri.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.