Waxaa wali ka socda mudaaharaado badan oo lagaga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya guud ahaanba dhulka Oromada, shacabka Oromada ayaa waxay isugu soo soo baxeen magaalooyinka waa wayn waxayna ku qaylinaayaan tigraygu ha inagu baxo iyo waxaan u baahanahay xoriyada Oromiya.

Shacabka Oromada ayaa waxay wataan calanka OLF oo ah urur u dagaalama xoriyada dadka Oromada.

Hoos ka daawo muuqaalka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay