Shir looga hadli doono Arrimaha Xuquuqul insaanka tacadiyada kufsiga Haweenka iyo dhibaatada gumaysiga Itoobiya ku hayo shucuubta ku hoos nool xukuumada gumaysiga Itoobiya gaar ahaan Shacabka Ogaadeniya ayaa waxaa looga hadli doona 12-october-2017 oo ku beegan Maalin Khamiista ah ee inagu soo food leh.

Shirka ayaa wuxuu ka dhici doonaa Magaalada Brusels ee Dalka Belgemka Saacada markay tahay 9:00 –10:00 AM.

Waxaan ugu baaqaynaa dhamaanba shacabwaynaha Soomaaliyeed ee daneeya Arimaha Xuquuq insaanka ee shacabka Ogaadeinay kasoo qayb galaan.

Faah faahinta Hoos ka Fiiri.

Waad mahadsan tihiin.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay