Shir lagaga hadlaayay arimaha xuquuqul insaanka ee ka furmay shalay oo Khamiistii magaalada Brusels ee wadanka Belgem, ayaa kasoo qayb galay mas’uuliyiin aad ubadan oo kakala socda wadamo kala kadisan iyo hay’ado caalami ah oo arimaha xuquuqul insaanka udooda.

Hadaba waxaa madasha kasoo jeediyay xaflado kala duwan kasoo qayb galayaashii sidoo kale waxaa xaflad xaqiiqada xambaarsan kasoo jeedisay Halganto Juweriya oo kamid ahayd wufuudii matalaysay shacabka Ogadeniya ee ka qayb gashay shirka xuquuqul insaanka ee lagu qabtay Magaalada Brusels.

Hoos ka daawo muuqaalka wuxuuna ka bilaaban daqiiqada 46 ee Link gan hoose riix.

http://web.ep.streamovations.be/index.php/event/stream/171012-0900-committee-droi

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.