Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa waraysi ay Radioxoriyo la yeelatay goobjooge xaadir ku ahaa magaalada Gunagado markay ciidamada gumaysiga itoobiya ku xasuuqayeen dadka shacabka ah,hadana ku sugan magaalada Dhagaxbuur.Shakhsigan ayaa codsaday inaan magaciisa oo sadexan la sheegin arimo la xidhiidha xaga nabadgalyadiisa .

ONA.

 
 

3 Comments

  1. ridwaan says:

    TACSI:
    waxaan tacsi u diraayaaaaaaaaaaaaaaaa dhamaan reer gunagado.GAAR
    FAMILGAYGA OO AH REER HUSSEIN MOHAMED GEERTIYDII KU TIMID AWOOWO
    ABDI QADIR GULEID ADAN ALLA HAW NAXARIISTO
    ANAAGANA SAMIR IYO IMAAN HAYNA GA SIIYO

  2. ciilane says:

    inaa lilahi wa inna ijayhi rajicun .waxan tacsi u dirayna dhaman umadda s/ogadeniya gar ahan ehelki qarabadi ay ka bexen dadki uu cadowgu ku xasuqay ogadenia

  3. halgame hanad says:

    Asc wr wb inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, samir iyo iimaan aLlaha inaga siiyodhamaanteen gaar ahaan qoysaSkii ay geeridu ku timid , waa na in aan ka dhiidhinaa falalka noocaas oo kale ah.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay