Qaraxan oo ahaa mid xoogan oo siweyn looga maqlay inta badan xaafaddaha magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw ka dhacay Agagaarka Hotelka Naasa Hablood ee degmada Xamar Weyne.

Qaraxan oo ahaa sida ay dad ka agdhaw goobta sheegeen mid Ismiidaamin ahaa ayaa waxaa xigay rasaas xoogan oo aan la ogeyn cida is weydaarsaneysa, wararka qaarna waxaa ay sheegayaan in kooxo hubeysan la dagaalamayaan ciidamada dowladda.

Gadiidka Gurmadka ayaa gaaray halka uu qaraxa ka dhacay oo halkaa ka so qaadaya dhaawacyada dadka ay wax yeelladu soo gaartay.

Wixii ka soo kordha waan idin soo gudbin doonaa

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay