Xildhibaan Mahad Salaad oo kamida xildhibaanada baarlamaanka Soomaliya ayaa maanta qudbad uu ka jeediyay kulan kii baarlamaanka Soomaaliya.

wuxuuna kaga hadlay arimo badan waxaana ka mid ahaa dhacdadii foosha xumayd ee cadawga loogu gacan galiyay Naftiihure Abdikariim Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax.

Hoos ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay