Waxaa maalintii 3aad ka socda magaalada Rome ee wadanka Talyanuga shirkii Xisbiga Radical Party oo kamid ah asxaabta ugu waawayn wadanka Talyaniga.

Shirka ayaa maanta  lagaga hadlayay qodobo aad muhiim uh  & doodo (Work Shops)waxaana doodahaas ka qayb qaatay Ku xigeenka Madaxwaynaha UNPO mudane Abdirahmaan Sheekh Mahdi( Maadey).

Waxaa la filayaa in maanta la soo gabagabeeyo haddii u ebo yidhaahdo.

Kala Soco ONA gabogabada shirkan & wixii  ka soo kordh.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay