Idaacada VOA Somali oo wareysatay Halgame Abdulqadir Hirmooge (Cadaani) oo ka mid ah madaxda sare ee JWXO. Mudane Cadaani wuxuu ka war bixiyey xasuuqii ay ciidamada Itoobiya ka geysteen Magaalada Gunagado oo ka tirsan gobalka Dhagaxbuur. [audio:http://www.ogadennet.com/wp-content/uploads/2012/02/wareysi-voacadaani.mp3|titles=wareysi-voacadaani]

 
 

1 Comment

  1. ridwaan says:

    alla haw naxriisto awoowe abdi qadir guleid iyo intii la dhimatay inaagaa samir iyo imaan haynaga siiyo
    gumaysigu daldalada boqolboqol isku xidhaa anaaga kun dihaane
    dakadoo dhan naga xidhaa aanu dooga daaqneee
    guba dalaga beeraha aanu diinka qalaneeeeeeeeee
    duhur laysku soo baxay hadaan guusha laydaan
    ha gablaamo dalwaynuhu
    waa gabaygii hadraawi qaarka mid ah
    by ridwan ali qule
    france

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay