Shirkii baarlamaanka Midawga Europe ayaa waxaa looga hadlay arimaha xuquuqul insaanka ee ka jira Ogadeniya iyo Oromiya.

Shirkan ayaa waxaa si Faah faahsan loogaga Hadlay tacadiyada kala duwan ee gumaysiga Itoobiya ku hayo shacabka Ogaadeniya iyo Oromiya ee ku hoos jira gumaysiga Itoobiya.

Hoos ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.