Waxaa Xaflad balaadhan qabanaya ururka Oromo Women’s Asociation in Uk (OWA) ayaa waxaa lagu qaban doonaa wadanka Ingiririiska gaar ahaan magaalada London.

Xafladan ayaa waxaa lagu marti qaaday qaaday Jaaliyada Soomaaliyeed gaar ahaana Jaaliyada Somalida Ogaadeniya Ee London.

Xafladan ayaa waxaa la qaban doonaa 15 November 2017 wixii faah faahina ee intaasi dheer hoos ka fiiri.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.