Ogaden News Agency (ONA)

Maalinta Xasuuqa Ogadenya – Ogaden Massacre Day – Denmark

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya OYSU-DK ayaa munaasabad loogu magacdaray  Maalintii Xasuuqa Ogadenya (Ogaden Massacre Day), ku qaban doona dalka Denmark. Munaasabada waxaa lagu martiqaaday oo ka soo qaybgali doona Haya’do caalami ah oy ka mid yihiin Amnesty International, Youth for Human Rights Intern. In Denmark, ururka Unge2Unge iyo saxaafadda dalka Denmark.

Dhamaan jaaliyadda Denmarka waxaa laga codsanayaa inay ka soo qaybgalaan munaasabadaa qaaliga ah oo dhici doonta 4-3- 2012.

Short URL: http://www.ogadennet.com/?p=8820

Posted by on Feb 19 2012. Filed under videos/muuqaal, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

Search Archive

Search by Date
Search by Category
Search with Google

Photo Gallery

ONA Traffic

Visitors

  • Last 24 hours: 10,475
  • Last 7 days: 58,236
  • Last 30 days: 245,842
  • Online now: 32
Traffic Counter
Log in | Copyright © 2009 - 2011 ogadennet.com