Shacabka ogadeniya Waa la xasuuqa
Hadaan shacabka Ogadeniya gacmaha isqabsanin
waa la xasuuqi doona!

Waxa ay kamid tahay qudbadi ay soo jeedisay ilmo da yar oo kamid ah caruurta Somalida Ogadeniya ee wadanka Finland. Caruurta Somalida Ogadeniya ee ku dhashay Qurbaha ayaa ah kuwo lagu barbaariyo dhaqankooda, Diintooda, iyo barashada taariikhdooda. Waxa kulamada iyo Goobaha la isugu yimaado caruurtu ku leeyihiin kaalinweyn iyaga oo soo gudbiya edhaahdooda. Haddaba Filimkan Hoose ka daalaco oo dhuggo hadalada qiirada iyo xigmada xanbaarsan ee caruurta Somalida Ogadeniya kaga hadlayaan xasuuqa loo geysto dadkooda iyo sida ay uga xunyihiin.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay