Wararka naga soo gaadhay gudaha Ogaadeniya gaar ahaan magaalada garbo oo kamida gobolka nogob ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay ku xidh xidheen dad badan oo shacab ah kuwaas oo an waxba galabsan gumaysiga Itoobiya ayaa sidii cadaada u ahayd wuxuu ku hayaa shacabka Igaadeniya dhibaatooyin badan.

Dadkan shacabk aha ayaa waxaa nasoo gaadhay qaar kamida magacyadooda waxaana kamida.

Cabdi Mahamed Xaaji.
Hire Mahamed Cumur.
Deeq Mahamed Cabdulahi.
Yuusuf oonaan magacisa oo sadexan Helin.
Saynab Deeq jeele.
Cabdi wali Mahamed Qorane.
Nuur Cabdulaahi Ahmed.
Ahmed Nuur Maxamed.
Faadumo Ahmed Sheekh Mahamed.

Ciidanka wayaanaha ayaa dhanka kale waxay ka wadaan raaf xoogan oo ay hayaan dhalinyarada magaalada ayadoo xoog lagy ciidamayn hayo sidoo kale waxaa lagu qasbayaa Odayaasha magaalada inay keeneen dhalinyaro xoog lagu askareeyo oo xabada gumaysigu isaga dhigo.

Wararkan iyo waxa kasoo kordha kala soco ONA.

ONA/Garbo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.