Waxaa nasoo gaadhay magacyada dadkii lagu xasuuqay  deegaanka  gunagado iyo kuwii lagu xasuuqay tuulada  Abshir ,sidoo kale waxaa nasoo gaadhay faahfaahin ku saabsan hantidii lagu boobay deegaankaas oo inta badan ay  lahaayeen dadkii la gumaaday .

Waxa lagu laayay  tuulada Abshir 19.2.2012

  1. Cabdi kaafi  Xasan Nuur oo da’diisu tahay  60 jir
  2. Siyaad cabdi kaafi oo da’diisu tahay  20 jir.
  3. C/xakiim maxamed sheikh cismaan  oo da’diisu tahay  30 jir
  4. Mukhtaar faarax cali  oo da’diisu tahay   40 jir
  5. Bishaar maxamuud seed oo da’diisu taghay  40 jir
  6. Muxumed xasan nuur  oo da’diisu tahay 40 jir
  7. Siyaad maxamuud sheikh cali oo da’diisu tahay 40 jir
  8. Axmed  muxumed  maxamed  00 da’diisu tahay 18 jir
  9. Xamdi abdeeq gabadh dadeedu tahay 15 jir

Waxaa Gunagado lagu laayay 19/2/2012

  1. Maxamuud cabdi rashiid
  2. Ina jaamac gaagaale
  3. Caasha Maxamuud kaahin

Waxaa kale oo lagu dhacay hanti u badan xoolo nool kuwaas oo  ay kaxaysteen maleeshiyadii ku soo duushay dadkaas Alle ha u naxariistee

  • Cabdi xakiin maxamed sheikh cismaan oo ay dileen Waxay ka dhaceen

2 Neef oo ADHI ah

3 Dameero ah

Waxaan ilaa hada la ogayn meesha ay ku sugan yihiin  caruurtii  iyo reerkii marxuumka oo  ay dad ugu danbayasay markii ay qaxeen.

  • Siyaad maxamuud  sheikh cali  waxaa laga dhacay

150  adhi ah

9  geel ah

3 dameerood

  • Abdee waxaa laga dhacay

30 adhi ah

16 lo ah

2 Dameerood

  • Faarax maxamed xaashi  waxaa laga dhacay

30 adhi ah

2 dameerod

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay