Waxaa kulan abaabul ah isugu yimaaday jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Sucuudi Arabia shirkaas oo ay isugu yimaadeen xubnaha jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Sucuudiga Arabia shirkan ayaa wuxuu ahaa midkii caadiga ahaa ee ay isugu imaan jireen xubnaha Jaaliyada.

Hoos ka daawo heestii calanka ee shirka lagu furay maanta.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.