Waxaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay idaacada Xisbiga Raadical Party ee dalka taliyaaniga gudoomiyaha Hogaanka Arrimaha  Dibada ee JWXO Mudane Abdirahman Sh Mahdi (Maadeey) oo laga waraystay Xaalada guud ee siyaasada Geeska Afrika bur burka Gumaysiga Itoobiya iyo dhibaatada ay ciidamada Itoobiya ku hayaan shacabka Soomaalida Ogaadeniya.

Hadaba hoos ka dhagayso waraysigii Mudane Abdiraahman Mahdi Maadey.

ONA.

https://www.radioradicale.it/scheda/523797/servizio-sullaudizione-di-abdirahman-mahdi-al-comitato-permanente-sui-diritti-umani

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.