Masuuliyiin kamid ah madaxda hogaaminta Jabhada wadaniga Xoreynta Ogadenia ooy hormood  u tahay Drs Cibaado Hirsi Mahad iyo Xidhiidhiya Jaaliyadaha Ogadenia ee wadanka Canada Mudane Abdihakim Wali, ayaa maanta  Shir laqaatay maamulka Jaaliyada Ogadenia ee gobalka Alberta Caasimadiisa Edomonton.

Shirkan oo muhiibad gaar ah u lahaa ka soo qeybgalayaasha isuguna jiray Warbixino iyo abaabul , waxaa halkaasi  qudbado kala duwan ka soojeediyay mudaxda JWXO,waxaana inta badan  shirka  diirada lagu saaray  isbadal Ogadenia iyo bariga Africa  ka  taagan.

Jaaliyadaha Ogadenia  ee Wadanka Canada ka jira ayaa Gucle orad abaabul ku jira taniyo bilihii la soo dhaafay  waxaana jira  Shirar aan kala joogsi lahayn  una badan Qeybaha isgaadhsiinta.

ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.