Xildhibaan Cali Xoosh oo kamida xildhibaanada baarlamaanka Soomaliya gaar ahaana gudomiyihii gudigii loo xilsaaray baadhitaankii arintii jariimada ahayd ee lagu dhiibay Naftiihure Abdikariim sheekh Muuse Qalbi dhagax.

Abdikariim Sheekh muuse ayaa waxaa loo gacan galiyay Cadawga Itoobiya bishii la dhaafay August waxaana meel lagaga dhacay sharaftii iyo madax banaanidii umada soomaaliyeed.

Abdikariim sheekh Muuse ayaa horay wuxuu uga mid ahaa ciidamadii xooga dalka Soomaaliyeed hadana wuxuu kamid aha saraakiisha sar sare ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya.

Hoos ka daawo Muuqaalka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay