Wareysigan waxa inoo soo diyaariyay Maxamed Cabdullaahi Xasen oo wareysanaya Aqoonyahan u dhashay dhulka somalida Ogadeniya oo ka xog waramaya Xasuuqi febraayo 1994. Waxa wareysgigu uu ka hadlaya nidaamyadii gumeysiga Tigreegu uso galay dhulka Ogadeniya, iyo qaabkii ay u xasuuqeen shacabka Somalida Ogadeniya iyaga oo daggaal hubeysan ku qaaday Madaxdi Jabhada ONLF iyo waxgaradki Ogadeniya. Hoos ka dhageyso warbixintan xiisaha badan ee xasuus qorka ah.

      1. Wareysi Xasuuqi Febraayo 1994

Kor waxaad gujisa calamada si aad u dhageysato wareysi xiiso badan oo uu soo diyariyay wariye Maxamed Cabdullaahi Xasen.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay