Idaacada afka soomaaliga ee voa da ayaa waxay warbixin dhinacyo badan taaban haysa ka diyaarisay go’aan shalay kasoo baxay Golaha Shacabka ee baarlamaanka soomaaliya kaasoo ay khalad ku tilmaameen in Naftiihure Abdikariim Sheekh Muuse (Qalbi_dhagax) loo gacan galiyo gumaysiga Itoobiya sidoo kale waxay baarlamaanku meesha ka saareen in ururka ONLF uu yahay urur argagixiso ah.

Ururka ONLF ayaa wuxuu u dagaalamayaa xoraynta dhulka soomaaliyeed ee gumaysiga Itoobiya xooga ku haysto.

Hoos ka dhagayso Waraysiga Afhayaanka Jabhada ONLF Mudane Cadaani Hirmooge iyo warbixintii oo dhamaystiran

ONA.

      1. 9e5050db-1b7f-4b3f-a60e-8089a1e5f6b9_32k
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay