Waxaa qudbad dhinacyo taaban haysa ka jeediyay xaflad balaadhan oo Jaaliyada Soomaaliyeed ee Northampton wadan UK isugu timaaday gudoomiyaha Hogaanka Abaabulka iyo Adeega Dadwaynaha Mudane Axmed Yaasiin.

Gudoomiyaha ayaa wuxuu farta ku fiiqay in Ethiopia ay soomaaliya u joogto sababo dhaqaale oo ee aysan u joogin inay soomaaliya Nabad ka dhaliso.

Hoos ka daawo Muuqaalka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay