Waxaa waraysi laga qaaday mudane Mohamed Daahir oo kamida Hawulwadeenada Xafiiska hogaanka Arimaha Dibada JWXO, waraysigan ayaa wuxuu ku saab sanaa go’aankii Golaha baarlamaanka Soomaaliya ay kasoo saareen dhiibitaankii Qalbi dhagax inuu khalad ahaa iyo inuusan ururka ONLF aragagixiso ahayn.

Waraysigan iyo warbixintan ayaa waxaa inoo qaaday Wariye Abdisalaan Axmed Kacaan.

Hoos ka daawo.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay