Waxaa ka hadashay xaalada saygeeda Marwo Casiisa Maax oo ah Xaaska Bashiir Ahmed makhtal oo ku xidhan magaalada Adis Ababa ee gumaysiga Itoobiya mudo 11 sano ah.

Bashiir Axmed makhtal ayaa waxaa 2006 dii laga qabtay xuduuda u dhaxaysa Somaaliya iyo Kenya waxaana Lagu celiyay Magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya kadibna waxaa si qarsoodi ah loogu gacan galiyay gumaysiga Itoobiya ilaa iyo haatana wuxuu ku jiraa gacanta gumaysiga Igoobiya si cadaadalad daro ah.

Hoos ka daawo xaaska Bashiir Ahmed Makhtal oo ka hadlaysa xaalada Saygeeda.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay