Waxaad kusoo dhawaataan wacdi diini ah oo inoosoo jeedin hayo sheekh Abubakar Xassan Mocalin kaasoo uu kaga hadlaayo waxay shareecada islaamku ka qabto in qof muslim ah loo gacan galiyo cadaw gaalo ah.

Dhawaan ayay ahayd markii dawlada faderalka ay u gacan galisay gumaysiga Itoobiya Abdikariim Sheekh Muuse oo kamid ahaa Jabhada ONLF ee dagaalka Kula jirta gumaysiga Itoobiya.

Hoos ka daawo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay