Ururka dhalinyarad iyo ardayda soomaalida Ogaadeniya (OYSU) faraciisa Ifo ayaa maanta kaqayb galaya munaasabad balaadhan oo bandhig faneed ah oo lagu qabanayo xerada isla xerada Ifo.

Munaasabada ayaa hada sitoos ah usocota waxaana siwayn uga dhaxmuuqda ururka dhalinyarada OYSU faraciisa IFO oo soo bandhigay wajigii hore ee barnaamijkooda ay ugusoo tala galeen in ay kaga qayb galaan bandhigan ballaadhan ee ay kaysoo qayb galeen bulshada qaybaheeda kala duwan.

Mardhaw la soco wixii faah faahin ah warbixin iyo muuqaalo dhamaystiran.

Abdullahi yare.
ONA IFO.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay