Waxaa si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Johannesburg ee wadanka Koonfur Afrika Gudoomiyaha Jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO Admiral Mohamed Omar Osmaan iyo Wafti uu hogaaminaayo oo gaadhay Saacadihii lasoo dhaaafay wadankaasi.

Gudoomiyaha ayaa Waxaa soo dhaweeyay Jaaliyada Ogaadeniya waxgaradka haweenka iyo ururka dhalinyarada kuwaasi oo si niyad sami ah usoo dhaweeyay gudoomiyaha.

Warbixinta iyo wararka kasoo baxa kala soco Mar dhaw ONA.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay