Waxaa si heer sare ah loosoo dhaweeyay gudoomiyaha Jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO Halgame Admiral Mohamed Omar Osmaan.

Gudoomiyaha ayaa waxaa si heer sare ah usoo dhaweeyay qaybaha kala duwan ee shacabka Ogaadeniya gaar ahaana ururka dhalinyarada ururka Haweenka iyo Odayaasha Jaaliyada Ogaadeniya.

Waxaan idiin soo gudbin doonaa warbixin dhamaystiran hadii ilaahay yidhaahdo kala soco ONA.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay