Gudoomiyaha Jabhada wadniga Xoraynta Ogaadeniya ayaa bahda saxaafada kula hadlay garoonka Caalamiga ah ee OR Tambo Internatinal Airport ee magaalada Johannesburg.

Gudoomiyaha ayaa ka xog waramay ujeedada safarkooda iyo waxa u yimaadeen sidoo kale wuxuu gudoomiyuhu u mahad celiyay dhamaan xubnaha iyo Jaaliyada ee sida fiican usoo dhaweeyay.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay