Waxaa hada ka furmay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm Shirkii halbeega xoriyada ogadenia, shirka oo hada si habsami leh hada uga socda waxaaa shirka lagu furay ayadaha quraanka kariimka sidii caadada inoo ahayd iyo astaanta calanka ogadenia.

Waxaa shirka hada si toos khadka telphoneka ugu jira Hogaanka arimaha ururka Jabhadda wadaniga xoraynta ogadenia oo xubnaha goobta jooga warbixin waafiya ka siiyaay xaalka Ethiopia maanta gaar ahaan ogadenia waxaan idiin balan qaadayna warbiinta shirka inaan si dhamaystiran idinku soo gudbino kala soco wararko faah faahsan ONA.

ONA.

By Heegan

Sweden ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay