Taliska Woyaanaha ayaa rasaasooda uga qaaday shacab taageerooyaal kubbada cagta ah oo ku sugan magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada. Dadkan la rasaaseeyay ayaa u dabaal dagayay ciyaar dhex-mari lahayd labada kooxood ee loogu jecel yahay ciyaarahooda deegaanka Axmaarada.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay