Mudaaharaad lagaga soo hor jeedo Xukuumadda Woyaanaha ayaa lagu qabtay Adis-ababa
Mudaaharad ay dadka muslimiinta Itoobiya kaga soo horjeedaan xukuumada wayaanaha ee meles Zenawi ayaa lagu qabtay xarunta waxbarashada ee Awolia oo kutaala magaalada Adis-ababa.Muslimiinta Itoobiya ayaa kacdoon ka sameeyey kadib mirkii xukuumada Meles Zenawi ay Muslimiinta Ethiopia ku qasabtay madhabta alaxbaash, sidoo kale waxay xukuumada Woyanaha ay badashay majliskii islaamka oo ay ku badashay kuwo ay iyadu wadato, taas oo keentay in ay kaga jawaabeen dibad baxan. Halkan kadaawo —->
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.