Ururka OYSU Cairo ee wadanka Masar ayaa qabtay Xus aad loosoo agaasmiya oo Ururku kusoo bandhigay Tacadiyada iyo Xasuuqa Ogadeniya. Waxaa ka hadlay Xubnaha Jaaliyada Somalida Ogadeniya, Maamulka Dhalinta OYSU iyo aqoonyahan isugu jira Culumo iyo waxgarad. Shirkan oo kamid ah kulamada Ugu qiimiga badan ee Ururka Dhalinta soo agaasinto hoos ka daawo.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay