Akhristayaasha sharafta lehow Waxaad kusoo dhawaataan sidaad nooga barateen maalin walba oo sabti ah dhaanto wadani ah oo aan ku guubaabin hayno Shacabka Ogaadeniya ee dagaalka gobonimo doonka ah kula jira gumaysiga Itoobiya.

Halkan hoose ka daawo Dhaantada Wadaniga Ah.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay