Waxaa La ogaysiinayaa dhamaanba shacab waynaha Soomaliyeed ee ku dhaqan wadanka koonfur Afrika inay ka soo qayb galaan shir wayne ay qabanayaan Jaaliyada soomaalida Ogaadeniya ee wadanka Koonfur Afrika.

Shirwaynaha ayaa waxaa kasoo qayb gali doona gudoomiyaha jabahada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) Admiral Mohamed Omar Osmaan iyo wafti heer sare oo uu hogaamin hayay kuwaasoo i  dhawaalaba safar ku maraayay meelo kamida dalka Koonfur Afrika.

Shirwaynahan ayaa wuxuu dhici doonaa taariikhdu markay tahay 10/12/2017ka wuxuuna ka dhici doonaa Pretoria.

Wixii Faah faahina intaas dheer hoos ka fiiri.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay