SHirkii Dhalinyarada OYSU ee ka dhacay wadanka Germany oo ay ka qeybgaleen Abwaaniin iyo Fanaaniinta ugu caansan Somalida ayaa waxaa kamid ahaa Halgame Jaango iyo Halgame Fanaanka, laxamistaha misishiyanka caanka ah Cabdi Baadil. Waxayna halkaas ka qaadeen Heeso halgameed. Hoos ka daawo heesahaas kuwo kamid ah.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay