Daawo: Ogaysiis Shacab Waynaha Soomaaliyeed Ee Ku Dhaqan Wadanka Koonfur Afrika.
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacabwaynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Koonfur afrika inay kasoo qayb galaaan kulan balaadhan oo ay soo abaabulayaan jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Koonfur Afrika.
Kulan ayaa waxaa kasoo qayb gali doonaa Wafti balaadhan oo uu hor kacaayo gudoomiyaha Jabahada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) Mudane Admiral Mohamed Omar Osmaan.
Hoos ka daawo Faah faahinta iyo Muuqaalka Ogaysiiska.
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.