Waxaa wali halkiisii kasii socda Mudaaharadaada looga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya ee ay wadaan ardayda Oromada kadib markii xasuuq baahsan ay gaysteen ciidamada gumaysiga Itoobiya.

Hadaba waxaad hoos ka daawataan ardayda Jaamacada Odaa Bultan University oo mudaaharaadaya.

Hoos ka daawo muuqaalka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay