Ogaysiis: Habeenkii Northampton iyo Haldoorka OYSU.
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan dadwaynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Northampton iyo nawaaxigeeda in Jaaliyada Ogadeniya ee Uk ay idiin soo diyaarisay barnaamij aad u xiiso badan oo aad ka heli doontaan wax yaalo badan oo idin raali galiya.
Taariikhda waa 30/12/2017 habeenkan ayaa loogu magac daray Habeenkii Northompton iyo Haldoorka OYSU.
Wixii faah faahina intaas dheer hoos ka fiiri.
ONA.
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.