Waxaa shalay Isniintii uu iska hor imaad ka dhacay magaalada Kabul ee caasimada dalka Afghanistan, kadib markii ay kooxo hubeysan weerar ku qaadeen xarunta lagu tababaro ciidamada nabadsugida.

Sida laga soo xigtay Wasaarada Arrimaha Gudaha ee dalka Afghanistan ayaa xaqiijisay weerarkan oo khasaare gaystay, waxaana goobtaasi loo diray ciidamo gurmad ah oo gacan kasiiya kuwa lasoo weeraray.

Kooxda weerarka soo qaaday ayaa la sheegay in ay difaac ka galeen daar uu dhismo ku socdo oo ku dhaw xarunta tababarada ee ciidamada dalkaasi, wali macada illaa iyo hada khasaaraha dhabta ah ee dagaalkan ka dhashay iyo faah faahin kale oo arimahaas ku saabsan.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay