Sawirantan hoose waxaad ku arkaysa Sida quruxda badan iyo shacniga wanaagsan ee loo soo Aggaasimay Kulankan oo dad aad u badan kasoo qeyb galeen.

Xubnaha OYSU-Sweden -Iridka Shirka (regestering the Guest)

Xubnaha OYSU Sweden- Miiska: Calamadaha, Garamaan, (Silent Cry  Accesories)

Shirkii oo Lasoo galayo gudaha Hallka.

Shirkii Dadki kasoo qeybgalay- Jaaliyada iyo Shacabka somaliweyn ee Sweden

Shirkii OO Furmi raba

Qudbadi Shirka oo Bilaabantay- Gabadh kamid ah OYSU Sweden

Filimkii SC oo la daawanayo.

Dadki oo u adkeysan waayay Murugada Filimka qaarkood banaanka u baxeen.

Xoghayaha guud ee OYSU Mudane Mujaahid oo ka hadlaya Filinkan SC iyo Kulankan.

Faraca Caruurta OYSU Sweden oo Kaalin weyn ku lahaa Kulankan

Caruurta iyo Xubnaha OYSU iyo Jaaliyada Sweden oo glaya  Sawir wada jira.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay