Waxaa barnaamij si wada jira u qabtay jaaliyada Ogadeniya ee wadanka Koonfur Afrika iyo Jaaliyada Oromiya ayagoo ka waramay Xasuuqii kala duwanaa ee dhacay.

Labada Jaaliyadood ayaa waxay dusha ka saaran colaada ka dhex taagan qoomiyada Oromada iyo Somaalida taliska TPLF ayagoo sheegay inuu tigraygu rabo inuu kusii cimri dheeraysto.

Hadaba waxaad hoos ka daawataan barnaamijki ay sida wada jirka ah u qabteen.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay