Waxaa kulan aad u weyn lagu qabtay wadanka Mareykanka Mineapolis,    Kulankaas oo lagu daawaday Filimkii Silent Cry 2 oo ah Filim laga soo duubay dad dhibanayaal ah oo caddeyn u ah xasuuqa Ogadeniya ka socoda. Waxaa Shirkan kasoo qaybgalay masuliyin kasocda Dowlada USA iyo Senataro kamid ah wadanka USA. Filimkan hoose waxa ka hadlaya Senator Xasuuqa Ogadeniya.

Ilmo Da’yar oo gabay ka soo jeediyay Xasuuqa Ogadeniya. Filimki Silent Cry

 

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay