Guddiga Joogtada ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan uu maanta ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ka soo saaray Qaraar ku aadan Xasaanad ka qaadista Xildhibaano uu dhowaan ku soo eedeeyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Dahir.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa 16kii bishan Shir jaraa’id ku sheegay in guddoonka baarlamaanka uu ka dalbanayo in Xasaannada lagala noqdo labada xildhibaan ee kala ah Xassan Macalin iyo Cabdi Saamir Shuuriye si sharciga loo horgeeyo isaga oo ku eedeeyay wax uu ugu yeedhay ‘’Qaran Dumisnimo’’

Akhriso Qoraalka ka soo baxay guddiga joogtada ee Golaha Shacabka.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay