Waxaa in dhawaalaba isa soo taraayay kala cararka kooxda TPLF iyo kacdoon wadayaasha kala duwan ee kasoo hor jeeda oo meel kasta ugu galaaya, hadaba muuqaalkan hoose waxaad ka daawan doontaan kooxda TPLF oo shir ay rabtay inay qabato isu badalay gacan ka hadal iyo in kuraasta la isla dhaco ayadoo kooxo kamida mucaaradka Itoobiya ay ooda soo jabsadeen.

Hoos ka daawo Muuqaalka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay