Waxaa wali gabi laa,laada xaalada gumaysiga Itoobiya waxaana marba marka kasii danbaysa kasii daraysa xal u helida khilaafka kooxaha hogaanka u haya gumaysiga Itoobiya gaar ahaan waxa loogu yeedho EPRDF, ayadoo khilaafkaasi loo maaro la yahay ayaa hadana waxaa wali sii socda mudaaharad yadii gumaysiga lagaga soo hor jeeday.

Hadaba waxaa ka socda mudaaharaadadii gumaysiga Itoobiya lagaga horjeeday iyo shacabka oo gumaysiga kala hor tagay dagaal iyo dhagaxaan ayagoo iska caabin haya.

Hoos ka daawo muuqaalka Mudaaharaadka.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay