Jabhada u dagaalanta xuquuqda muslimiinta Rohingya ee dalka Burma ayaa weerar ku qaaday ciidamada dowlada ee ku sugan Gobalka Rakhine.

Weerarkan oo ahaa mid jidgooyo ah oo loo dhigay ciidamada dowlada Myanmar ayaa waxay sheegatay masuuliyadiisa Jabhada Rohingya Salvation Army (ARSA). Ugu yaraan 20 askari ayaa la sheegay in ay dhaawacyo kala duwan soo gaadheen.

Dowlada Myanmar ayaa waday xasuuq ay la beegsaneyso dadka muslimiinta Rohingya oo ay doonayso in ay ka baro kiciso Gobalka ay ku dhaqan yihiin ee Rakhine, waxayna dowladaasi ku tilmaamtaa dadkaasi in ay asal ahaan kasoo jeedaan wadanka Bangaladhesh.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay